Type Here to Get Search Results !

Maxaad ka Ogtahay Faa'iidooyinka caafimaad ee Afakaadhadda (Avocado)

Maxaad ka Ogtahay Faa'iidooyinka caafimaad ee Afakaadhadda (Avocado)......


Afka soomaaliga waxaa looyoqaan afkaaadhi oo ah kelmad af ingiriisi ah halka luqadaArabic loogu ladhaho {افوكادو} bahda cilimga saynisku wqxay u yaqanaan "persea americana" Asal ahaan geedkani wuxuu kasoo jeedaa dalalka magsiko iyo badhtamaaha ameerika isagoo ka tirsan dhirta ubaxleyda ah nooca loo yiqaano [Laurakeae]

Guud ahaan midhaha afakaadhada waa mid leh.


Nafaqo badan oo jidka aad ugu bahan yahay waxaa midhaha afakaadhadu caan ku tahay duxa aan lahayn mid loo yiqaano [ pro-saturated fats ]
Dalka mareekanka gaar ahaan gobolka kalifooriniya
Waxaa laga soo saaraa afakaadho aad ubadan
Waxaan kuyaala ilaa shan kun oo beerood kuwaas ooo soo saraan ilaa 500 milyan oo rodol oo afakaadhada ah sanad kasta afakaadhada waxaa laga helaa faytamiimo fayber booratiino iyo DUX.


80g oo Afakaadho ah ayaa ka kooban:-

✔ 152 Kcal / 627KJ ✔ 5g borotiin
✔ 6g dux ✔ 5g carbohydrates
✔ 6g fiber ✔ 360mg potassium
✔ 56mg fiitamiin E

Faa'iidooyinka caafimaad ee Geedka Afakaadhadda Avocado


1). Waxa loo isticmaalaa daawaynta dhagxaanta kelyaha.
2). Waxay ka caawisaa inay hoos u dhigto cadaadiska dhiigga
.3). Waxay caawisaa dhimista gariirka ka yimaada qalalka.
4). Waxay wanaajisaa caafimaadka dheefshiidka.
5). Waxay caawisaa daawaynta calaamadaha neefta sababtoo ah waxa ku jira pinene oo furta marinka hawada
6). Waxay qani ku tahay in jidhka ka saarto sunta.
7). Waxay ka hortagtaa xanuunka kansarka
8). Waxay ka caawisaa jirrada dumarka ee subaxii(moring sickness)
9). Waxa ay hoos u dhigi kartaa Heerarka Kolestaroolka iyo Triglyceridej jidhka.
10). Waxa laga yaabaa inay ka caawiso yaraynta calaamadaha xunuunka is-goosyada (Arthritis)

Fiiro gaar ah: Dadka qaadanaaya dawooyinka dhiigga Xinjireeya waa in ay dhakhtarada kala tashadaan inta aanay isticmaalin afakaadhada, waayo taasi waxay sababi kartaa dhibaato xagga xinjirowga dhiiga ah.

Post a Comment

1 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.
  1. Afakaadhacdu waa cunno dhamaystiran oo wax badan kagaga maarmi karayo.

    ReplyDelete

Top Post Ad

Below Post Ad