Type Here to Get Search Results !

Wax ka ogow shaqsiyadaha ama sifooyinka dadka dhiigoodu yahay O+

Wax ka ogow shaqsiyadaha ama sifooyinka dadka dhiigoodu yahay O+




Hadii aad O+ Tahay Dabeecadahan ma leedahay????!!!!

Hal kaan waxa aan kusoo gud bin doonaa
Shaqsiyadaha ama sifooyinka dadka dhiigoodu yahay O+ dabeecadahooda iyo
Wax yabaha ay ku wanaagsan yihiin iyo waxa ay ku xun yihiin waana wax cilmi baaris lagu soo samey qubrada caafimaadka, Aqriste hadii aad tahay ama uyahay dhiigaaga O+ waxa waajib ku ah inaad ogaato oo aad isku tijaabiso ama hadii adan laheen inaad wax kabarato halkaan waxa aan kuxusi doono ilaa 23 iyo qodob ayaan soo qadan donaa
Waxana kasoo xulaney goobaha caafimaadka Dr mahamed Ahmed cabdulaahi kasoo xiganey sidagan uaqriso.

Qodobka kowaad.


1. Waa dad isku kalsoon mid nafsiyan ah
Ujeedo cad iyo go,aan qadashona leh.

2. Sidoo kale waa dad bulshaawi ah oo
dad la dhaqan wanaagsan leh.

3. Waa qaf furfuran oo si fudud ay isku
fahmi karaan dadka lana qabsada
isbedelada

4. Badanaa dad O+ ka ahi waa dadka
caanka noqoda bulshadana kadhex
muuqda

5. Waa dadka u badan Ee ciyaara
khamaarka sababto ah kama baqaan
khasaaraha

6. Waa dad soo jiidasho leh qaabka
muqaal ahaantooda

7. Waxuu leeyhay dulqaad

8. Waana dad adkeeysi badan dhan
walibo hadey noqto xataa dhanka
cafimaadka

9. Waa qaf firfircon oo wax soo saar leh
abuuri kara fekred cusub .

10. Wuxuu nugul yahay xanuunada ay ka
midka yihiin gasteri iyo gasteric ulcer
(Boog calooled) sababtoo ah waxa ku
badan asiidha caloosha.

11. Waxaa kale oo ku yar hormoonada
Thyroid ka (hypothyroidism) Taaso
Kenta inuu kordho miisanka qafku.

12. Waa dadka dunida ugu hurdada jecle.

13. Waa qaf fiiro dheer.

14. Dadyowdani waxa ay guursadan dad
Qurux badan hadey dumar tahay nin
Qurux badan haduu rag yahayna si
Lamida ah.

15. Intooda badani waxey jecel yihiin inay
Cunaaan hilib ka.

16. Dadkan waxaa kasoo baxa siyaasiyiin
Lataliya yaasha dadka caanka ah iyo
Dadka suuqgaynta ku fiican
(marketing ah ).

17. Waxa ku yar naxriista waana digtaytar
Jecel in fekerkooda uun la qaato.

18. Dadkani ma ahan dad dabeecadooda
Lasaadaalin karo wax waliba dhex
Dhaxaad bay ka yihiin.

19. Qaf garasho badan ogaal leh.

20. Qaf dhanka wanaagsan wax ka eeg
(Positive ).

21. Qaf dareenkiisa aan qarsan karin.

22. Qaf Qaableh (proud).

23. Sidoo kale qaf aan khaladka qadan
haba yaraadeee.


Waxii aad fikirkaa ah hal ka iyo commentn ku reebo waad mahad san tahay






Post a Comment

0 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.

Top Post Ad

Below Post Ad