Sidee loo soo jitaa qaf kaasii jedo
Laheet qaf aad kaheshey ama qaf qalbiga
Xadey markaad qaf aad kahesho ama
Cashaqdo waali ayaa kugu furmi donto
Hal kaan Taabo sii aqri
Laga yaabee inaad isku arakto cabsi badan isku arakto ama walwal horey ujirin
Laakin hanoqon qaf aan waxba sameyn markas oo kale talabiyin qaad kuwaas oo qafkii kuu soo jeedin doona taasina waa sababta aad ugu bahan tahay inaad barato qaf aad jeceshahay sida lo sol jiito
Warka farxada leh ayuu waxuu yahay iney jiraan wadooyin badan oo aad qaf kuu jiidan doonto
Maxaa lasameyaa sida aad qaf kaas kusoo jiidan laheet
Hadaba waxa jira tilaaboyin aad samey karto oo lasoo Tijaabiyey 100% Ah Hadii aad sameyso inuu kuu soo jeedi doono qaf kaas ama qaf Taas
waxa jira dhoor wax wayaa bood aad samey karto oo aad arki karto natii-jadooda oo Halkan aan kugu soo koobi doono Racin dono mid waliba Tusaa Looyin qodobadaan aan kusoo xuli dono waa qodobo cilmi baaris lagu soo samey lana soo tijaabiyey waxi ku anfac kaqaado
F.G BALSE UGU HOREN INTA AAN WAXBA KUU SHEEGIN, WAXBA HAISKA BADALIN
QAFKA AAD TAHAY AHAAW SABAB TOAH
QAFKA DHABTA AH AAD TAHAY AYAD UBAHAN YAHAY INUU QAFKAS JECLADO AMA OGAADO AHOOW SIDA AAD TAHAY QAFKA SAXDA AH AYAA SIDAAS KUGU JECLAADA WAAD UQALANTA QAFKAN DAREE MIHISA ISKU KALSONAAW OO SOO JIIDO QAFKAAN LAAKIN QAF NIMADA WAXBAH KAQADIN AHOOW SIDA AAD TAHAY
tuska badan laakin waa inaad kusoo
Jiidata qaf kaas aad kaheshey
xirfadahaaga qurxoon iyo qaf Kuwaas
oo kusoo jeedin doono qafkii uma
baaahnid inaad caan ahaato sii aad
umuu jiso waxa aad ku fiican Tahay
Qaf kaftanka ku dhereya ahaaw ama
funny Eheen inaad qaf kaas ka
Qosolin karto Waa wax aad
Umuhiim Ah isticmaal hadalo qafka
kaqosolin kara Usheeg shekoyin qosol
Badan uga sheekey wax adiga kugu so
Kugu soo dhacay yaraan taada wax
Waliba aad isleydahay qafkii wuu
Kuqosli karaa Tan kaliya dhool cadeyn
Kaliya wajiga qafa kkama keeni donoto
Balse sido kale waxey qafkii tusin
Dontaa inaad Tahay qaf Farxad badan
Waqtina lala qadan karo
Ma aqaano dadka kale laakin ani
Ahaan qaf iga sheekeya waxu
Xiiseya iyo waxuu jecel yahay
Waa wax ani isoo jiidan karaa
Inaad maqasho qaf kaga sheekeyo
Faamil kiisa asxaab tiisa dareen kiisa
Hadaf yasdiisa waa soo jiidasho leh
Waxey Taasi shegeysaa inuu yahay
Qafkan qaf furfuran qafkastna wuu
Jecel yahay dadka fur furran haka
Cabsan inaad lawadaagto qafka
Qisoo yinkaga haduu qafkii waqtigaga
Uqalmana waxuu arki donaa sida aad
Udaneyso wax yaa Baha nolashada
muhiimka Ah,
In aad Talo lagaa siyo weydii qafka
Inaad qafka Talo weydiiso kaliya ma
Dareen siin doonti inuu yahay qaf loo
Bahan yahay balse sidoo kale inuu
Yahay qaf muhiim ah oo la Aminkaro
Xaqiida ah inaad kalsooni sineyso
Waxey usheegi dontaa inaad qafka
U arakto qaf wanaagsan,
Jiidasho badan qafka fur furan oo
Dulqaad leh noqo qaf kahadli kara
Wax kasta qaf aan kacabsan inuu
Codkiisa dhiibto dad badan ayaa so
Jiidan dontaa hubaal haka lab labeen
Inaad codkaaga dhibato
Wanaa jiso qaf aad jeceshahay
Lakin inaad qaf kasto naxriis aad
Umuujiso waa wado uu qaf kii kugu
Jeclaan karo
Dhageysiga usoo jiidan donaa wa wax
Qaf kasta uu sameyo qaf kastana wuu
Jecel yahay inu hadal kisa in laqadriyo
Lana dhageysto laakin kaliya dhageysi
Uun haku jirin waxad ubahan tahay
Inaad su'aalo weydiso si uu uogaado in
Aad lasocoto
8- Isku day inaad wax cusub sameyso
Adigo sameynayo wax hore aadan
Sameyn waa wax uu jecleysan karo
Waajib ma ahan wax weyn inaad
Sameyso samey wax laga heli karo
Wax soo alif balwad cusub sameyso
Wax uun samey kaliya uun hasameyn
Wax naftada qatar gilin kara,
9- Dhanka wanagsan wax ka Eeg mar
Waa dabeecada qafka waxa uu kugu
Qadaan karo ugu danbeen hadii aad
Tahay qaf positives dhanka wanaga
Wax ka Eega markasta waa uu
Kaheli doon qafka
Intan ayan kuso kobeyaa sido kale maqalka wan so gilina oo kusabsan arimahan jacelka siii share garey
Laga yaabee inaad isku arakto cabsi badan isku arakto ama walwal horey ujirin
Laakin hanoqon qaf aan waxba sameyn markas oo kale talabiyin qaad kuwaas oo qafkii kuu soo jeedin doona taasina waa sababta aad ugu bahan tahay inaad barato qaf aad jeceshahay sida lo sol jiito
Warka farxada leh ayuu waxuu yahay iney jiraan wadooyin badan oo aad qaf kuu jiidan doonto
Maxaa lasameyaa sida aad qaf kaas kusoo jiidan laheet
Hadaba waxa jira tilaaboyin aad samey karto oo lasoo Tijaabiyey 100% Ah Hadii aad sameyso inuu kuu soo jeedi doono qaf kaas ama qaf Taas
waxa jira dhoor wax wayaa bood aad samey karto oo aad arki karto natii-jadooda oo Halkan aan kugu soo koobi doono Racin dono mid waliba Tusaa Looyin qodobadaan aan kusoo xuli dono waa qodobo cilmi baaris lagu soo samey lana soo tijaabiyey waxi ku anfac kaqaado
F.G BALSE UGU HOREN INTA AAN WAXBA KUU SHEEGIN, WAXBA HAISKA BADALIN
QAFKA AAD TAHAY AHAAW SABAB TOAH
QAFKA DHABTA AH AAD TAHAY AYAD UBAHAN YAHAY INUU QAFKAS JECLADO AMA OGAADO AHOOW SIDA AAD TAHAY QAFKA SAXDA AH AYAA SIDAAS KUGU JECLAADA WAAD UQALANTA QAFKAN DAREE MIHISA ISKU KALSONAAW OO SOO JIIDO QAFKAAN LAAKIN QAF NIMADA WAXBAH KAQADIN AHOOW SIDA AAD TAHAY
1- Istus qafka
Haa waa sax qafna ma jecla istus-tuska badan laakin waa inaad kusoo
Jiidata qaf kaas aad kaheshey
xirfadahaaga qurxoon iyo qaf Kuwaas
oo kusoo jeedin doono qafkii uma
baaahnid inaad caan ahaato sii aad
umuu jiso waxa aad ku fiican Tahay
2- Ka Qosolsii qafka
Qaf kaftanka ku dhereya ahaaw ama funny Eheen inaad qaf kaas ka
Qosolin karto Waa wax aad
Umuhiim Ah isticmaal hadalo qafka
kaqosolin kara Usheeg shekoyin qosol
Badan uga sheekey wax adiga kugu so
Kugu soo dhacay yaraan taada wax
Waliba aad isleydahay qafkii wuu
Kuqosli karaa Tan kaliya dhool cadeyn
Kaliya wajiga qafa kkama keeni donoto
Balse sido kale waxey qafkii tusin
Dontaa inaad Tahay qaf Farxad badan
Waqtina lala qadan karo
3- Kahadal wax yabaha aad jeceshahay
Ma aqaano dadka kale laakin aniAhaan qaf iga sheekeya waxu
Xiiseya iyo waxuu jecel yahay
Waa wax ani isoo jiidan karaa
Inaad maqasho qaf kaga sheekeyo
Faamil kiisa asxaab tiisa dareen kiisa
Hadaf yasdiisa waa soo jiidasho leh
Waxey Taasi shegeysaa inuu yahay
Qafkan qaf furfuran qafkastna wuu
Jecel yahay dadka fur furran haka
Cabsan inaad lawadaagto qafka
Qisoo yinkaga haduu qafkii waqtigaga
Uqalmana waxuu arki donaa sida aad
Udaneyso wax yaa Baha nolashada
muhiimka Ah,
4-- Talo weydisto qafka
Majiraan wax aad ubaaha naan lahetIn aad Talo lagaa siyo weydii qafka
Inaad qafka Talo weydiiso kaliya ma
Dareen siin doonti inuu yahay qaf loo
Bahan yahay balse sidoo kale inuu
Yahay qaf muhiim ah oo la Aminkaro
Xaqiida ah inaad kalsooni sineyso
Waxey usheegi dontaa inaad qafka
U arakto qaf wanaagsan,
5- Tusi inaad tahay qaf furfuran
Wayahaan lajoogo majiro qaf kasooJiidasho badan qafka fur furan oo
Dulqaad leh noqo qaf kahadli kara
Wax kasta qaf aan kacabsan inuu
Codkiisa dhiibto dad badan ayaa so
Jiidan dontaa hubaal haka lab labeen
Inaad codkaaga dhibato
6- Waanji qafkat
Hubaal waad ubah naan laheet inaadWanaa jiso qaf aad jeceshahay
Lakin inaad qaf kasto naxriis aad
Umuujiso waa wado uu qaf kii kugu
Jeclaan karo
7- Dhageyso qafka
Waxaad isweydi neysa sidee uu qafkaDhageysiga usoo jiidan donaa wa wax
Qaf kasta uu sameyo qaf kastana wuu
Jecel yahay inu hadal kisa in laqadriyo
Lana dhageysto laakin kaliya dhageysi
Uun haku jirin waxad ubahan tahay
Inaad su'aalo weydiso si uu uogaado in
Aad lasocoto
8- Isku day inaad wax cusub sameyso
Qaf ayaad jeceshahay inaad tusto
Adigo sameynayo wax hore aadanSameyn waa wax uu jecleysan karo
Waajib ma ahan wax weyn inaad
Sameyso samey wax laga heli karo
Wax soo alif balwad cusub sameyso
Wax uun samey kaliya uun hasameyn
Wax naftada qatar gilin kara,
9- Dhanka wanagsan wax ka Eeg mar
kasta
Waa dabeecada qafka waxa uu kuguQadaan karo ugu danbeen hadii aad
Tahay qaf positives dhanka wanaga
Wax ka Eega markasta waa uu
Kaheli doon qafka
Intan ayan kuso kobeyaa sido kale maqalka wan so gilina oo kusabsan arimahan jacelka siii share garey
Wwww kaheley
ReplyDeleteFikir wacan
ReplyDelete